Shirkadda iska leh Facebook oo lagu ganaaxay Malaayiin Dollar iyo Dambiga loo heesto

Shirkadda Meta ee iska leh barta Facebook  iyo baro kale oo bulsho ayaa lagu ganaaxay lacag malaayiin dollar ah, kaddib markii lagu eedeeyay xadgudubyo gaar ah oo la xiriira xogta gaarka ah ee dadku leeyihiin. Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaana ku ganaaxay shirkadda Meta 390 milyan oo Yuuro oo u dhiganta ($414 milyan), waxaana shirkadda lagu … Continue reading Shirkadda iska leh Facebook oo lagu ganaaxay Malaayiin Dollar iyo Dambiga loo heesto